Ilhaan Cumar oo weerarkii ugu horreeyay ee siyaadeed ku qaaday Donald Trump

 Wararka maanta ee Hiiraan online 

Ilhaan Cumar, oo laga soo doortay gobolka Minnesota, ayaa markale si adag uga hortimid madaxweynaha cusub ee Mareykanka, Donald Trump, iyada oo ku qaadday weerarkeedii ugu horreeyay ee siyaasadeed.  Warsaxaafadeed ay soo saartay ayay Ilhaan si kulul u dhaleeceysay siyaasadaha uu la yimid Trump tan iyo markii uu xafiiska la wareegaw, iyadoo ku tilmaantay kuwo muujinaya aragti naceyb iyo dib u dhac. Ilhaan, oo asal ahaan ka soo jeeda Soomaaliya, ayaa sheegtay in tallaabooyinka ugu horreeyay ee uu qaaday Trump ay tahay kuwo halis gelinaya mabaadi'da sinnaanta iyo horumarka.  Waxay si gaar ah u cambaareysay qorshayaasha Trump ee ku saabsan in dhalashada Mareykanka lagala laabto dadka ku dhasha dalka, iyo go'aamada lagu joojiyay barnaamijyada dib u dejinta qaxootiga. Waxay intaas ku dartay in siyaasadahaas ay uga sii darayaan dhibaatooyinka ka dhashay isbeddelka cimilada adduunka iyo in ay caqabad ku yihiin horumarka.  Ilhaan ayaa sidoo kale sheegtay in tallaabooyinka noocan ah ay muujinayaan dib u dhac weyn oo ku yimid dadaalladii loogu jiray sinnaanta iyo maamul caddaalad ku dhisan. Waxay ballan-qaadday inay sii wadi doonto u doodista xuquuqda dadka ay matasho, iyadoo caddeysay in aysan ka baqi doonin inay difaacdo bulshooyinka kala duwan ee soo galootiga ah.  "Ma cabsan doono. Waxaan ku adkeysan doonaa inaan difaaco xuquuqda bulshada aan matalo," ayey tiri Ilhaan Cumar.  Tani waxay mar kale muujineysaa in dagaalka siyaasadeed ee u dhexeeya Trump iyo Ilhaan uu dib u soo cusboonaaday, iyada oo labada mas'uul hore loogu xasuusto doodihii kululaa ee dhexmaray xilligii uu Trump talada hayay. Weli waxay u muuqataa in xiisaddaasi aanay dhammaan, ayna sii socon doonto.

Sabti, (Caaqil News),  Ilhaan Cumar, oo laga soo doortay gobolka Minnesota, ayaa markale si adag uga hortimid madaxweynaha cusub ee Mareykanka, Donald Trump, iyada oo ku qaadday weerarkeedii ugu horreeyay ee siyaasadeed.

Hiiraan online wararka maanta 

Warsaxaafadeed ay soo saartay ayay Ilhaan si kulul u dhaleeceysay siyaasadaha uu la yimid Trump tan iyo markii uu xafiiska la wareegaw, iyadoo ku tilmaantay kuwo muujinaya aragti naceyb iyo dib u dhac. Ilhaan, oo asal ahaan ka soo jeeda Soomaaliya, ayaa sheegtay in tallaabooyinka ugu horreeyay ee uu qaaday Trump ay tahay kuwo halis gelinaya mabaadi'da sinnaanta iyo horumarka.

Waxay si gaar ah u cambaareysay qorshayaasha Trump ee ku saabsan in dhalashada Mareykanka lagala laabto dadka ku dhasha dalka, iyo go'aamada lagu joojiyay barnaamijyada dib u dejinta qaxootiga. Waxay intaas ku dartay in siyaasadahaas ay uga sii darayaan dhibaatooyinka ka dhashay isbeddelka cimilada adduunka iyo in ay caqabad ku yihiin horumarka.

bbc somali

Ilhaan ayaa sidoo kale sheegtay in tallaabooyinka noocan ah ay muujinayaan dib u dhac weyn oo ku yimid dadaalladii loogu jiray sinnaanta iyo maamul caddaalad ku dhisan. Waxay ballan-qaadday inay sii wadi doonto u doodista xuquuqda dadka ay matasho, iyadoo caddeysay in aysan ka baqi doonin inay difaacdo bulshooyinka kala duwan ee soo galootiga ah.

Puntland post 

"Ma cabsan doono. Waxaan ku adkeysan doonaa inaan difaaco xuquuqda bulshada aan matalo," ayey tiri Ilhaan Cumar.

Wararka maanta 

Tani waxay mar kale muujineysaa in dagaalka siyaasadeed ee u dhexeeya Trump iyo Ilhaan uu dib u soo cusboonaaday, iyada oo labada mas'uul hore loogu xasuusto doodihii kululaa ee dhexmaray xilligii uu Trump talada hayay. Weli waxay u muuqataa in xiisaddaasi aanay dhammaan, ayna sii socon doonto.




Previous Post Next Post